Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) wuxu maanta magacaabay laba xil oo kala ah.
1.Hoggaanka Maaliyadda ee Garabka Dhallinyarada Heer-Qaran ee Xisbiga WADDANI.
2.Xoghayaha Guud ee Bariga Africa ee Xisbiga WADDANI.