Somaliland Oo Deegaannadeeda Ka Mamnuucday In Laga Daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya Ee SNTV.

0
358

Xukuumadda Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV.

Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada in ay TVga Qaranka Soomaaliya ka saaraan khadkooda.

Comments

comments