Kulan Madaxwaynuhu La Yeelan Lahaa Qoor-weynta Beesha Saaxil Oo Fashilmay,Xaalada Berbera Iyo Baxara-saafka ...

0
Xukumadda Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa ee magaalo rayid dagan yahay la geeyo ku daabushay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil. Ciidamadan oo u badan...

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Dhawaaqey Iyo Masuulyiinta Lagu Dooran Doono

0
Waxaa hada  si rasmi ah loogu dhawaaqey shir weynaha   golaha dhexe ee xisbiga Waddani kaas oo lagu dooran doono musharaxa madaxweyne ee xisbigaas iyo...

22 Qof Oo Ka Tirsan TAKFIIRKA Dadka Gaalaysiiya Oo Lagu Qabqabtay Xabsigana La Dhigay...

0
Qaabkee Lagu Soo Qabqabtay Kooxdan?, Maxayse Ka Yidhaahdeen Sababta Ay Dadka Ula Tukan Waayeen, Cuntadana Ula Cuni Waayeen?, Halkeese Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeedaan?!! Ciidamada...

Shirka BAXARASAAFKA: Ma Shar Mise Khayr?!!..Faallo: Cali Guray

0
Marka aynu dib ugu noqon taariikhda shirarkii reeraha ee ka dhacay Somaliland tiro ahaan lama koobi karo. Welina lama hayo reer shiray oo go’aankoodu...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Dhawaaq Deel-qaaf Ku Ah Qaranimadda Dalka Oo Ka Soo Yeedhay...

0
Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka jawaabay hadal Sabtidii ka soo yeedhay safiirka dawladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya Olgan...

“Beeluhu Way Shiri Karaan Oo Danahooda Ayay Ka Wada Hadli Karaan Xaqna Way U...

0
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Shirka Ay Xukuumaddu U Diidey Beeshiis Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire...

Munaasibad Lagu Muunaynayo Qurba Joogta Togdheer Oo Lagu Qabtay Burco

0
“Madaxweyne Siilaanyo Wuu u Abaal-guday Qurbo-jooga Oo Dawladuba Waxay u Badan Tahay Qurbo-joog Wasiirka hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland Cali Maxamad Xasan (Mareexaan) ayaa ka...

“Dekedda Reer Malahee Ninka Isku Daya Inuu Horumarinta Dekedda Carqaladeeyoow Taada Noqon Maysee Ta...

0
Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland, gaar ahaana gobolka Maroodi-jeex ayaa soo dhaweeyey maalgashiga dekeda Berbera, waxaanu xukuumada Somaliland ee...

Wasiirka Biyaha Oo Su’aal Geliyay Cidda Ay Metalaan Kooxda Khaatumo

0
Wasiirka khayraadka biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland, Baashe Cali Jaamac, ayaa sheegay in wada hadal u socdo xukuumadda Somaliland ee uu ka tirsan yahay, kooxda...

“ Muuse Waxa Laga Rabaa;Dul-qaad,Debacsanaan.Ninkasta Oo Qarrankan Usoo Qooqa-NA,Waxa La-Odhanayaa Maal-mehee Ayaad Leedahay”.Wasiir Maxamuud...

0
“ Muuse Waxa Laga Rabaa;Dul-qaad,Debacsanaan.Ninkasta Oo Qarrankan Usoo Qooqa-NA,Waxa La-Odhanayaa Maal-mehee Ayaad Leedahay”.Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.