Sarkaal Xisbiga WADDANI Katirsan Oo Qoyska Uu Kasoo Jeeda Marxuumkii Dhawaan Jeelka Isku Deldelay Kula Taliyey Inay Dacweeyaan Wasiirka Caddaaladda Iyo Taliyaha Asluuubta

“Ninka Dhan Ee Madaxweynaha Ah Waxaaba Laga Sheegayay Inuu Lahaa Midgaankaasi Yar Ayaan Iskaga...

Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa mar kale ka hadlay arinta takoorka lagu hayo Haybta uu kasoo jeedo, isagoo sidoo...

Weerar Koox Dablay Ahi Ku Qaadeen Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Lagu Eedeeyey...

Wasiirka Gashaandiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Cateeye, ayaa la sheegay in habeen dhaweyd lagu weeraray Degaanka Cabdi Geeddi ee Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal, kaas...

Siyaasi KULMIYE Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Qorshe Madaxweyne Biixi Ku Dhisayo Kulmiye...

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu caansan Xisbiga KULMIYE inta bandanna ka hadla hadba xaaladda siyaasadeed ee dalka...

Faysal Iyo Cirro Oo Lagu Eedeeyey Inay Gabeen Kaalintii Mucaaridnimo Ee Dalka, Noqdeenna Wasiirro...

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee WADDANI iyo UCID ayaa lagu eedeeyey in ay gabi ahaanba gabeen kaalintii Mucaaradnimo ee dalka, kuwaas oo lagu tilmaamay inay...

Somaliland Maka Run Sheegtay Nidaamka Axsaabta iyo Ururada Badan Ee Siyaasada & Doorashooyinka Ee...

Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu jiraa ilaa intii aynu dib ula noqonay madax banaanida qaranimada Somaliland 29 sanadood oo ah 1991 ilaa 2020. 11 sanadood...

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Lagu Qancinayo In Uu Ka Tanaasulo Tartanka Guddoomiyanimada Xisbiga KULMIYE

Ambassador Bashe Cawil Xaaji Cumar oo wada dedaalo uu ku qancinaayo Siyaasi Maxamuud Xaashi inuu ka tanaasulo inuu Madaxweyne Muuse biixi kula tartamo gudoomiyanimada...

Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland,...

Sidee Ayuu Madaxweyne Biixi Ugu Xaqsoori Doonaa Maxamed Kaahin Iyo Maxamuud Xaashi Oo Mid...

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa illaa hadda u muuqda kuwa uu...

“Doorasho Dambe Oo Muuse Biixi Dabadii Dalka Ka Dhacaysa Ma Jirto, Reer Boorama Iyo...

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in aanay shacabka Somaliland ku tala galin wax doorasho ah...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Raashinka Yaalla Bakhaarada Magaalada Burco Oo Badhitaan Lagu Wado

Isuduwaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ee gobolka Togdheer oo warbaahinta dawladda la hadlay ayaa ka warbixiyay baadhitaano Badeecadaha ah oo ay ka bilaabeen gobolka...

Cambaareyn Xooggan Oo Ka Dhalatay Xadiis Ay Si Khaldan U Adeegsatay Fanaanada Caanka Ka...

Cambaareyn xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii fanaanadda caanka ka ah Mareykanka iyo caalamka ee Rihanna ay Xadiis ka mid ah kuwa laga weriyey...

Golaha Guurtida Oo Saaka Ansixiyay Xeerk Doorashooyinka

Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka duuduub ku ansixiyay Xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka iyo diwaan galinta Cod-bixiyayaasha. Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay...

Guddida Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Dalka Ka Bilaabaan Diiwaangelintii Codbixiyayaasha

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey si weyn uga shaqaynayey hawlaha saldhiga u ah qabsoomida doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka Iyo...