Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Isticmaalka Dekedda Caalamiga Ah...

shir mudo sadex cisho ah uga socday magaaladda Debre zeit  ee dalka itoobiya ,dawladdaha Somaliland iyo itoobiya oo ku saabsanaa istimaalka dekedda caalamiga ah...
video

“Waxaan Go’aansaday Inaan Siyaasadda Dhex Ka Noqdo Illaa Inta Uu Xisbigii UDUB Saaxadda Ku...

Siyaasi Cismaan Cabdillaahi Cigaal oo ka mid ahaa xisbigii saaxadda siyaasadda ka baxay ee UDUB ayaa sheegay inuu siyaasadda dhex ka yahay maadaama uu...
video

Daawo Khudbadda Madaxweyne Silaanyo “Waxan Ahay Siyaasi 40 sano in ka badan Umaddiisa U...

Waxaan idin leeyahay dadkaygiiyow, waxaynu nahay hal dal, hal dad iyo hal dareen. Tani waxay markhaati ma doon u tahay in aan ka soo...

Siyaasiyiin Culus Oo Isu Casilay Magacaabistii Faysal A. Waraabe Ee Guddoomiyenimada Guddida Wada-hadallada iyo...

Laba xubnood oo kamid ah guddidii Madaxweyne Axmed Siilaanyo hore ugu magacaabay wadahadallada masiiriga ah ee Somaliland iyo Soomaliya, ayaa xilkii xubinimada guddida iska...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Warancadde & Sul Xiiray Oo Bilaabay Olole Siyaasadeed

Siyaasi Cali Warancadde oo tan iyo markii uu Madaxweyne Biixi xilka qabtay ku jiray buulka siyaasadda, ayaa hadda u muuqda inuu hanqalka la soo...