Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno Iyo Taageerayaal Kasoo Jeeda Degmooyinka Qori-lugud Iyo Wadaamo-goo Oo Kasoo Digo-rogtay Xisbiga WADDANI

Wasiir Cukuse: “Saaxiibkay Xirsi Marbuu Dadkaba ugu dheeraa, Cali Mareexaan buu ka dheeraa oo...

0
Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo isaguna madasha ka hadlay, ayaa sheegay in baaxadda taageerayaasha iyo xildhibaanada kusoo biiray xisbiga KULMIYE...

Somaliland: Bah-Dilka Turkiga Oo Sadaqo Hiliba Siinaya Somaliland Wakhti Uu Malaayiin Dollar Ku Bixiyo...

0
Inkasta oo Waddanka Turkigu malaayiin iyo malaayiin dollar sannad walba ku bixiyo taageerada waddanka Soomaaliya haddana waxa shacabka reer Somaliland layaab ku noqotay in...

Nin Ku Nool Baadiyaha Gobolka Gabiley Oo Khaatiyaan Ka Jooga Waraabayaal Dhawr Jeer Halis...

0
Nin ku nool baadiyaha gobolka gabiley ayaa la sheegay in uu khaati kaa tagan yahay xayawaanka waraabaha,waxaana naloo sheegay in waarabuhu uu dhawr jeer...

Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa

0
Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa ka mid ah  xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo  Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa  Soltelco.

Somaliland: Wararkii ugu danbeeyay: Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee ka dhashay Iska Hor-imaadyadii Ka...

0
Ilaa Kow iyo toban qof ayaa ku dhintay,halka Ku dhawaad Sodoneeyo kalen ku dhaawacantay ka dib iska horimaadyo beelaysan oo ilaa Saaka iyo shalay...

Dahabshiil Daryeelaha iyo Daneeyaha Danta Shacabka!

0
Shirkada Dhahabshiil oo uu aasaasay Mudane Maxamed Siciid Ducaale sannadkii 1970 ujeedada ka dambaysayna ay ahayd arimo sida ganacsiga ah hase ahaatee waxaa markiiba...

Ahmiyadda Siyaasadeed ee uu Somaliland u Yeelanayo Saldhiga Millatari ee UAE ka Furanayo Berbera

0
Marka dawladda Somaliland tallaabo hore u qaadaba, waxa soo baxaya dagaalo siyaasiya oo nashqadiisa ay leeyihiin cadowga dalkan la jecel inaanu horumar lagu tanaado...

Sawiro: Xisbiga KULMIYE Oo Gawaadhi Uu Ugu Talo Galay Ololaha Doorashooyinka Kala Soo Degay...

0
Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ayaa dekeda magaalada Berbera kala soo dagay gawaadhi kala duwan oo lagu soo buufiyey calanka xisbigaasi, laguna soo...

Xirsi Oo Bilaabay Durba Cayda Masuuliyiinta Qaranka “MUUSE BIIXI WAXAAN LEEYAHAY MUJAAHID NIMO CV...

0
Siyaasi Cali Xaaji Xassan Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay si adag ula hadley gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse...

Somaliland oo Bilawday Hawlaha Sahaminta Shidaal Baadhista

0
Agaasimaha Waaxda Shiidaalka ee Wasaaradda Tamarta iyo macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Iidaan Aadan-cadde, ayaa ka hadlay diyaarinta hawlaha sahaminta shiidaalka ee wasaaradoodu wado. Sidaasna waxa...