Ex Wasiir Shucayb Oo Cunto Joojin Sameeyay
Shucayb Maxamed Muuse maayarkii hore ee Gabiley wasiirna ka soo noqday xukuumaddii Siilaanyo oo muddo ku xidhan Hargeysa ayaa cuntada joojiyay sida uu sheegay...
Diblumaasi Caalami Ah Oo Ka Faallooday Safiirka Imaaraadku U Soo Magacaabay Somaliland &...
Samuel Ramani oo ah Diblumaasi Falanqeeya Siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah isla-markaana Shahaadada Sare ee PhD ka wada Jaamacadda Oxford, ayaa falan-qayn ku sameeyay ...
Wakiillada Oo Saaka Xeer Xasaasiya La Hor Keenayo
Golaha Wakiillada Oo Saaka La Soo Hor dhigayo Wax ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada Iyo Asxaabta Siyaasadda Iyo Qoddob Xasaasi Oo Lagu...
Joe Biden Oo Kordhiyay Cunoqabataynta Somalia
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay dikreeto uu muddo sannad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay Somalia. Cunaqateyntan oo loo...
Xukumadda Oo Jabisay Heshiis Dhawaan La Saxeexay
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu Komiishanka doorashooyinka u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Musharraxiin uu sheegay in Hantida Dawladda loogu ololaynayo.
Guddoomiyaha...
Gabaygii reer Cudra: W/Q Ibraahin-hawd
Gabaygii reer Cudra
(19.1.2021)
W/Q Ibraahin-hawd
Soo bixiddii Islaamka in yar ka hor ilaa dhammaadkii qarnigii boqortooyada reer Banii Umaya, Jasiiradda Carabta waxaa ka caanbaxay nooc gabay...