Ex Wasiir Shucayb Oo Cunto Joojin Sameeyay

Shucayb Maxamed Muuse maayarkii hore ee Gabiley wasiirna ka soo noqday xukuumaddii Siilaanyo oo muddo ku xidhan Hargeysa ayaa cuntada joojiyay sida uu sheegay...

Diblumaasi Caalami Ah Oo Ka Faallooday Safiirka Imaaraadku U Soo Magacaabay Somaliland &...

Samuel Ramani oo ah Diblumaasi Falanqeeya Siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah isla-markaana Shahaadada Sare ee PhD ka wada Jaamacadda Oxford, ayaa falan-qayn ku sameeyay ...
Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Gows Adaygaya Bixinta Qaadhaankii Ay Sheegeen Inay Mushaharkooda Uga Goynayaan Abaaraha.

Wakiillada Oo Saaka Xeer Xasaasiya La Hor Keenayo

Golaha Wakiillada Oo Saaka La Soo Hor dhigayo Wax ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada Iyo Asxaabta Siyaasadda Iyo Qoddob Xasaasi Oo Lagu...

Joe Biden Oo Kordhiyay Cunoqabataynta Somalia

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay dikreeto uu muddo sannad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay Somalia. Cunaqateyntan oo loo...
video

Xukumadda Oo Jabisay Heshiis Dhawaan La Saxeexay

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu Komiishanka doorashooyinka u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Musharraxiin uu sheegay in Hantida Dawladda loogu ololaynayo. Guddoomiyaha...

Gabaygii reer Cudra: W/Q Ibraahin-hawd

Gabaygii reer Cudra (19.1.2021) W/Q Ibraahin-hawd Soo bixiddii Islaamka in yar ka hor ilaa dhammaadkii qarnigii boqortooyada reer Banii Umaya, Jasiiradda Carabta waxaa ka caanbaxay nooc gabay...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Shirkadda Dahabshiil Group Oo Doorweyn Ka Qaadatay Bandhiga 15aad Ee Carwadda Buugaagta Hargeysa

https://youtu.be/ocqhiCrzZGo Shirkadda Dahabshiil Group Oo Doorweyn Ka Qaadatay Bandhiga 15aad Ee Carwadda Buugaagta Hargeysa Hargeysa-Shirkadda Dahabshiil Group  ayaa  door weyn ka qaadatay bandhiga 15aad ee Carwadda Buugta...
video

Shirkadaha Dahabshiil Group oo Door Weyn ka Qaatay Munaasibad lagu Baalfurayey Buuga Abwaan Dhoodaan

Shirkadaha Dahabshiil Group oo Door Weyn ka Qaatay Munaasibad lagu Baalfurayey Buuga Abwaan Dhoodaan

Shirkada Dahabshiil ayaa ku guulaysatay laba abaal-marin oo caalami ah, kuna saabsan Maamul Wanaaga...

Shirkada Dahabshiil ayaa ku guulaysatay laba abaal-marin oo caalami ah, kuna saabsan Maamul Wanaaga Aduunka (Global Good Governance.) Abaalmarinadan oo ay bixisay hay’adda CambridgeIFA,...

Warancadde & Sul Xiiray Oo Bilaabay Olole Siyaasadeed

Siyaasi Cali Warancadde oo tan iyo markii uu Madaxweyne Biixi xilka qabtay ku jiray buulka siyaasadda, ayaa hadda u muuqda inuu hanqalka la soo...