“Mucaarid Iyo Muxaafid-ba Hala Wada Shaqeeyo Wixii Qaranka Dan U Ah” Xaaji Cabdi Waraabe

0
Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe),ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, waxaanu ku taliyey in wax walba laga horeeysiiyo qaranimada oo...

Cali-Gurray Oo Ka Hadlay Muddo-Kordhinta Mar Kale La-Hadal-Hayo Iyo Kala Qaadista Labadda Doorasho Ee...

0
Maanta waxa warbaahinta kala socoteen qaar ka mid ah Xil-ma-dhibaanada Aqalka Hoose ee Barlamanka oo ka hadlaya Saami qaybsi afka baarkiisa ah. Saamiqaybsi jira...

Ma Runbaa Inay Madaxtooyada Iyo Maareeye Cali Xoor-Xoor kusii Kala Fogaanayaan Heshiiska Dekeda Berbera

0
Madaxtooyada Somaliland iyo ninka awooda badan ee ah mareeyaha dekeda berbera eng Cali Xoor-xoor ayay wararka soo baxayaa ay sheegayaan inuu u dhaxeeyo kala...

Axmed Mire Iyo Ismaaciil Buubaa Oo Isugu Habar-wacday Shir Doceed Uu Xisbiga WADDANI Dabada...

0
Axmed Mire,  Suldaanka Habar Yoonis Iyo Saraakiisha WADDANI Oo Beer-laxawsaday Dhiggooda Ciidagale+ Iyo Guddi    Gogol Xaadh Looga Dhigay Shir Beelleed Lagu Dhisayo Cududa WADDANI Suldaanka...

Shirkii Shalay,Dooddii Kulmiye,Dabuubtii Waddani,Duurxulkii Ucid Iyo Heshiiskii Cirro,Faysal Iyo Muuuse Biixi

0
Saddexda xisbi qaran oo ay dhex joogeen xubno matalayay ururada loogu yedho bulshada rayidka ah ayaa shalay kulan ay ku yeesheen xarunta akadamiyada nabada...

Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo La Filayo Inay Badhtamaha Todobaadkan Lagu Jiro U Safraan...

0
Wararka an helayno ayaa sheegaya in masyuliyiinta xisbiyada qaranku ay isku diyaarinayaan u dhawaan u safran magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag. Waxaana masuuliyiintani ay...

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Aaska Marxuum Garaad Abshir Uu Ka Soo Qeyb Gali...

0
Xukuumada Somaliand Ayaa waxaa ay shaacisay in Marxuum garaad Abshir Saalax oo dhawaan ku dhintay dalka dibadiisa la keeni doono dalka isla markaana lagu...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Warbixin Ka Dhagaystay Xubnihii Iskugu Jirey Salaadiinta Iyo Golaha Guurtida...

0
Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta warbixin ka dhagaystay gudidii iskugu jiray salaadiinta iyo golaha guurtida ee uu u xil saaray...

Xubno Wasiiro Ah Oo Maanta Soo Afmeeray Shaqaaqo Muddo Badan Ka Dhex Taagnayd Laba...

0
Xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukumadda Somaliland ayaa maanta soo afjaray shaqaaqo muddo badan soo dhex taalay laba belood oo walaalo ah oo...

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa+Sawiro

0
Waxa maanta magaalada hargeysa lagu soo dhaweeyey xoghayaha guud ee xisbiga UCID Yusuf Ibraahin “Googooye” oo dhawaan uu magacabay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal...