Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub.

0
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) wuxu maanta magacaabay laba xil oo kala ah. 1.Hoggaanka Maaliyadda ee Garabka Dhallinyarada Heer-Qaran...

Somalia: “Waxaanu Iska Difaacnay Weerar Ay Xalay Ciidammo Mareykan Ah Nagu Soo Qaadeen” Kooxda...

0
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay iska difaacday weerar ay kusoo qaadeen ciidamo Mareykan ah oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Toora-tooroow ee gobolka Shabeellada...

Somalia Dawladda Kenya Oo Aan Saaka Qaad U Dhoofin Waddanka Maamulka Muqdisho.

0
Dalka Kenya gebi ahaanba kama aysan duulin diyaaradihii Soomaaliya geyn jiray qaadka kaddib markii dowladda Soomaaliya ay si ku meel gaar ah ku hakisay...

Somaliland: Baaq Nabadeed Ee Siyaasi Talyanle U Diray Ceel-Afweyn

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay xaalada ka taagan Deeganaada Waqooyiga Maroodijeex ee keentay...

Somaliland: Qaramada Midoobay Oo Soo Bandhigtay Tacadiga Dawladda Somaliland Ku Hayso Saxaafadda

0
Qaramada Midoobay ayaa warbixin la xidhiidha xorriyadda hadalka iyo saxaafadda oo ay soo bandhigtay, waxa ay si weyn ugu muujisay xaaladda ka dhex taagan...

Somaliland: Suldaan Sheegay In Dawladu Ka Baajisay Gurmad Ay Ugu Baxayeen Beelaha Ceel-afweyn

0
Suldaan Cabdiraxmaan Good, oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland, ayaa a sheegay in Xukuumaddu hor taagtay inay u gurmadaan oo heshiisiyaan dhex galaana labada...

Somaliland: Nuuradiin Secondary School Oo Abaal-marin Ku Cusub Saaxadda Waxbarashada Ku Maamuusay Ardaygii Kaalinata...

0
Dugsiyada Sare Ee Nuuradiin Schools Oo Gudoonsiiyay Ardeygii Kaalinta Kowaad Galey Jaa,isad Ay Kaga Talaabsadeen Dugsiyada Madaxa Banaan NUURADIIN Secondary School Oo Abaal-marin Ku...

Somaliland: Kulankii U Dembeeyey Ee SAHAN Bar-Waaqo Oo Xubnaha Guddida Iyo Hoggaankoodu Ay Isku...

0
GUDAHA KA AKHRI: Qoddobo Xaasaasi Ah Oo laga soo saaray Fadhigii Guddida Iyo Mawqif Cusub Oo Mideeyey Cududii Siyaasiga Ahayd ee SAHAN BARWAAQO Oo...

Somaliland Iyo Shirkadda DP World Oo Kala Saxeexday Heshiiskii Dekedda Berbera.

0
Waftigii ka socday xukuumadda Somaliland ee ku sugnaa dalka Imaaradka carabta ayaa kala saxeexday heshiiskii dekedda berbera  

Somaliland: Xildhibaan Indho-Indho Oo Mudaneyaasha Galbeedka Somaliland Ka Waaniyey Hadallada Xanafta Leh Ee Bulshada...

0
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq u diray Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka kaga Gobollada...