Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Siyaasiyiin Ka Mid Ahaa...

0
Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhawayn ballaadhan u sameeyey siyaasiyiin ka mid ahaa haldoorkii xisbigii saaxadda ka baxay ee UDUB iyo xubno...

Somaliland: Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Bilawga Dacwada Xisbiga UCID.

0
Murrashaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay bilawga dacwada xisbiga UCID ee Maxkamadda sare ee Somaliland iyo kalsoonid ay ku qabaan in...

Somaliland: “Waxaan Rabnaa In Natiijo Cadaaladeed Ka Soo Baxdo Dacwaddan Xisbiga UCID” Guddoomiyaha Maxkamadda...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland Aadan Xaaji Cali Ayaa Ka Hadlay Dacwadda Xisbiga Mucaaradka ah UCID.  

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Mawqif Adag Iska Taagay Go’aankii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku...

0
Kulan saaka ay wada-yeesheen madaxda,hoggaanka iyo guddida fulinta Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga soo saaray War-Murtiyeed ku saabsan Mawqifka Xisbiga WADDANI ee dib-u-dhaca Doorashada...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Daadifeeyey Aragtida Beesha Caalamku Ka Muujisay Kala Qaadista Doorashooyinka, Kuna...

0
“Beesha Caalamku haddii ay bixin weydo dhaqaalaha Doorashada Golaha Wakiilada, Dawlada Somaliland ayaa bixinaysa oo way qabsoomaysaa…” Xisbiga Muxaafidka Ah Ee KULMIYE Hargeysa, 18 Sep,...

War Deg Deg Ah: Siyaasi Cismaan Hindi oo ku Geeriyooday Magaalada London

0
Allaha u Naxariistee Waxaa maanta  Geeriyooday Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Cigaal oo ku magac dheeraa Cismaan Hindi. Siyaasi Cismaan ayaa ku geeriyooday Cisbitaal ku Yaala Magaalada...

Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Meel Adag Iska Taagay Dhawaaqyada Beesha Caalamka Ee Kala...

0
“In la kala qaado Doorashooyinka waxa keentay Durruuf, wax kastana waxa laga horreysiinayaa Danta iyo Nabadgalyada Somaliland…” Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee...

Somaliland: Madaxtooyada Oo Liiska Muxaafidka Ku Darsatay Shacabka Gobolka Saaxil, Sheegtayna In Aanay Mucaaradad...

0
“Qaranka waxbaa loogu qaybinayaa si caddaalad ah, maaha waxa loogu badinayey Axmed Siilaanyo ayaa la xiddid ah Saaxil..” Wasiirka Madaxtooyada Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud...

Somaliland: Dacwadii Xisbiga UCID Oo Ka Bilaabantay Maxkamada Sare Somaliland Iyo Dhinacyada Ka Soo...

0
Dacwadii u dhaxaysay Garabyada Xisbiga UCID ayaa saaka ka bilaabantay Maxkamada Sare ee Dastuuriga ah. Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID...

Somaliland: Maraykanka Oo Maanta Madaxweyne Silanyo U Soo Diraya Weftigii Ugu Cuslaa Oo Ka...

0
Dawladda Maraykanka ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo dirtay wefti culus oo diblomaasiyiin ah oo culays ku saara inuu ka noqdo go’aanka uu ku kala...