Somaliland: Muj Cali Guray Oo Wasiirka Arimaha Dibada Ku Sifeeyey Masuul Aan Ka War...

0
Gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga UCID Muj.Cali Guray ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo maalinkii shalay ahaa ka soo  yeedhay wasiirka...

Somaliland: Mudaharaad Ka Dhan ah Beesha Caalamka oo Hargeysa ka Dhacay

0
Saaka waxaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa isku soo baxay qaar ka mida shacab magaalada Hargeysa oo taageersan Qaraarkii Madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday...

War Deg Deg Ah: Kooxda Alshabaab Oo Digniin Culus Kasoo Saartay Doorashooyinka Dalka Maamulka...

0
Xarakada Al-Shabaab ayaa digniin adag ka soo saartay doorashada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaban-qaabinayso magaalada Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka. Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh...

Somaliland: Mudaharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Urur Goboleedka IGAD Oo...

0
mudaharaadyo balaadhan oo ay dhigayaan ardayda wax ka barata dugsiyada waxbarasho ee ku yaala magaalada hargeysa iyo qaybo kamida shacabka magaalada. Waxaana mudaharaadkani uua haa...

Somaliland: “Kharashka Doorashada Ku Baxayaa Waa $6 Milyan Miisaaniyadeenuna Waa Saddex Boqol Oo Milyan...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay si cad u sheegtay inaanay wax wayn u arkin kharashka ku baxaya doorashada wakiilada ee dib loo dhigay...

Somaliland: Maxamed Biixi Yoonis Oo Beeniyay War Laga Baahiyay Oo Ah Inuu Noqon Doono...

0
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu noqon doono raysalwasaaraha dambe...

Somaliland: Faysal iyo Maxkamadii Shalay: “Golaha Dhexe ayaa Doortay Musharaxnimada Jamaal Anigaa Gacanta U...

0
Markii Shalay ay Maxkmadda sare ee Dastuuriga ahi, gudo gashay dhegeysiga Racfaanle Faysal Cali Waraabe, oo ka biyo diiday Xukunkii hore ee Guddida Diiwaangelintu...

Somaliland: “Waxa Haboonaan Lahayd In Waddani Uu Fahmo Dawladnimadu Sida Ay Tahay Oo Aanu...

0
Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday inaanu xisbiga Waddani sharciyan xaq u lahayn dacwad uu ka gudbiyo xukuumada iyo Baarlamaanka, isla markaana tilmaamayso...

Somaliland: “Nuxurka Dacwaddu Waa Inaany Musharraxnimada Jamaal Ahayn Mid Buuxda Iyo Inaanu Musharrax Rasmi...

0
Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Sharraxay Dulucda Dacwadda Ay Shalay U Fadhiisteen Dhegeysigeeda  ee La Xidhiidha Racfaankii Uu Guddoomiyaha UCID Ka Qaatay Qaraarkii GDUS&AAQ  “Maanta Maxakamad...

Somaliland: Guddoomiye Muuse Biixi Oo Daadifeeyey Aragtida Beesha Caalamku Ka Muujisay Kala Qaadista Doorashooyinka

0
Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa daadifeeyey aragtida Beesha Caalamku ka qaadatay go’aanka Madaxweynaha Somaliland uu soo saaray toddobaadkii hore ee ku saabsanaa kala...