Xaraaradda Siyaasadda Oo Kor U Kacday, Miisaanka Soo Kordhay Ee WADDANI, Saamaynta KULMIYE Ay...

0
Xaraaradda siyaasadeed ee Somaliland ayaa si kedis ah oo aan la filayn kor ugu kacday, waxaana mar keliya isbedel muuqda laga arkay xisbiyada dhexdooda. Siyaasiyiinta...

Somaliland: “Cawil iyo Cali Waran-cadde Xilligii UDUB Si Gaar Ah Baanu Saaxiib U ahayn...

0
“Subaxii Uu Cawil Inqilaabka Dhigay Aniga Waa La I Xalaaleeyey, Oo Aabahay Oo Magaallada Ka Yimi Ba……” “Saddexdayadaba Magacyo Ayaa Naloo Bixiyey Laakiin Wey...

“Markii La Yidhi Qoladaas [Isbahaysiga] Ayaa KULMIYE Ka Baxday, Aniga Horta Kelmad Baa Iga...

0
“Arrinta WADDANI, Waxay Noqonaysaa Ugaadhsi, La Ugaadhsanayo Cidda Ugu Lacag Badan.… , Nin Macquul Ah Oo Ra’yigiisu Fiican Yahay Ayuu Really Ahaa, Aniguna Waan...
Waraysi Gaar Ah Oo La Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga Cali Maxamed Warancade

Waraysi Gaar Ah Oo La Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga Cali Maxamed Warancade

0
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa markii u horaysay cadeeyay inuu ku qanacsanyahay xilka wakiilka Itoobiya ee loo magacaabay oo...

Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Cashuuro Hor Leh Oo Ay Qaadayso

0
Wasaarada horumarinta maaliyada somaliland ayaa ku dhawaaqday inay hirgelinayso cashuuro horleh oo la qaadi doono. Bayaan ka soo baxay wasaarada horumarinta maaliyada somaliland ayaa lagu...

Wasiir Samsam oo Ambalaas ku Wareejisay Agabar, xalisayna khilaaf ka dhashay Jaadka Boorame

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa shaacisay in xal laga gaadhay khilaaf iyo muran ka dhashay cashuur lagu kordhiyay ganacsatada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaamiyaha Xisbigaasi Mr. Xirsi Oo Fariin U...

0
Gudoomiyaha   xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde iyo hogaamiyaha xisbigaasi muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa ay farin u...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Ka Soo Jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Ee 18...

0
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka jawaabay Hadalkii maanta ee Madaxweynaha Somaliland. Qoraal uu umuurtaas kaga hadlaayo ayuu ku yidhi sidan...

Lacag 8 Milyana Ayaa Burco Loo Qorsheeyey,Wasiirka Jidadka Oo Isku Dayey Inuu Beeniyo Lacagta...

0
Lacag 8 Milyana Ayaa Burco Loo Qorsheeyey,Wasiirka Jidadka Oo Isku Dayey Inuu Beeniyo Lacagta Saamiga SDF Ee Burco Loo Qorsheeyey Wasiirka Horumarinta Jidadka Iyo Gaadiidka...