Somaliland: Cali Khaliif Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Xubno Siyaasiyiin iyo Madax-dhaqameed Iskugu Jira...
“Waar haddii aynu Somaliland heshiinno anigu Hargeysa shuqul uma qabanayo oo madaxweynaheedaanan rabin oo wasiirkeedaanan rabin ooaniga 200, oo baabuur isiinayaan wax I qancinaya...
Somaliland: Feysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen Maxay Ka Yidhaahdeen Go’aankii Ay Maxkamadda...
“Heshiiskii Waa La Hirgalinayaa Weeyi Macnaheedu”Jamaal.
“Hadda Ayaa Loosoo Noqday Xeerkii Xisbiga”..Faysal
Kadib Markii ay Maxkamada Sare Shalay go’aan ka soo saartay Khilaafkii Xisbiga UCID ka...
IGAD Maxay ii Tahay?- Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa
“Wa leylin ka mawjil baxri arkhaa suduulahu
Calaya bi anwaacil humuumi li yabtalii
Alaa ayuhal leylu dawiilu injali bi subxin
Wamaa asbaaxu minka bi amsalin”
Umru-qays
“Habeen yahow dheeri...
Somaliland: Cali Guray Oo Digniin Culus U Diray Faysal Cali Waraabe Kuna Tilmaamay Nin...
“Xeerka UCID Hadii Aanu Isku Qabano Maxkamadda Sare Ayaa Loo Noqonayaa Tafsiirka Ee Bal Ha Iska Hubsado Intaanu Fadeexad Kale Gelin”..Cali Guray
Guddoomiye ku xigeenka...
Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan Khaas Ah La Yeeshay Saddexda Xisbi Qaran Iyo...
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa u maanta kulan deg deg ah isku yeedhay madaxda saddexda xisbi qaran ee Somaliland iyo gudida doorashoyinka.
Gudoomiyaha ayaa...
Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ku Tiraabay In Go’aankii Maxkamadu Dhiniciisa Guul U Yahay,...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay go’aanka Maxkamada Sare ka Soo Saartay khilaafkii xisbiga UCID, wuxuuna ku tiraabay inuu dhiniciisa guul...
Somaliland: Murrashax Jamaal Cali Xuseen Muxuu Ka Yidhi Go’aankii Maxkamadda Sare Ka Soo Saartay...
Murrashax Jamaal Cali Xuseen ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda sare ka soo saartay khilaafkii xisbiga UCID, Hoos ka DAAWO Murrashax Jamaal Cali Xuseen oo...
Somaliland: Muj. Cali Guray Oo Sheegay In Uu Dhamaadey Khilaafkii Xisbiga UCID Ee Labada...
Muj. Cali Guray Oo Sheegay In Uu Dhamaadey Khilaafkii Xisbiga UCID Ee Labada Garab U Kala Jabiyey
War Deg Deg: Maxkamada Dastuuriga Ah Ee Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Dacwadii...
Maxkamada Sare ee Somaliland, ayaa qodobo kama danbays ah ka soo saartay dacwadii u dhaxaysay garabyada Xisbiga UCID ee ay kala hoggaaminayeen Murashaxa Xisbiga...
Somaliland: Maxkamadda Hargeysa Oo Kala Saartay Laba Qoys Oo Isku Haystay Wiil 16 Jir...
Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukun ka soo saartay laba qoys oo isku haystay wiil dhallinyaro ah oo ay da’diisu tahay 16 jir.
Dacwadan oo muddo...