Madaxweyne Biixi “Waa Nabar Nagu Yaalla Ragga Xamar Jooga ee maalin walba..”

0
565

Madaxweynaha Somaliland oo hadal ka jeedinayay qalinjabinta Jaamacadda Hargeysa ayaa si adag uga hadlay arrin uu sheegay in ay Somaliland nabar ku tahay islamarkaana uu ku canaantay warbaahinta Somaliland.