Wasiirro Ka Walaacsan Aamusnaanta Xukumadda!

0
1649

Xukumadda Madaxweyne Biixi oo lagu dhaliillo in aanay waxba qaban muddo afar sanno ah oo ay xilka joogtay waxa isa soo taraya hadallada wasiirrada ee ku aaddan in aanay wax qabad la’aani jirin ee ay madaxdu sheegan kari la dahay waxyaabaha ay qabatay.
Wasiir Seed“Waxaan is idhi kacaankaad ka dheeraysay oo dib baan u fadhiistay..”
Wasiirrada ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku celcelinayay in xukumaddu tahay mid aan bandhigi karin waxyaabaha ay qabatay oo lagaga adkaaday dhanka saxaafadda.