Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Sool?

0
308

xildhibaano ka hadlay dilkii habeen hore ka dhacay gobolka sool caasimadiisa laascaanood ayaa waxay xildhibaandu xukuumadda ka codsadeen hadii amaanka gobolka la tahli kari waayo in loo ansixiyo shicibka hubka qeybihiisa kala duwan.