Wasiir Cali Mareexaan Oo Fagaare Ka Maagay Xil Kucaddeeye iyo Maayar Mooge

0
2524

Wasiir Cali Mareexaan oo hadal ka jeedinayay munaasibad ay joogeen maayarka caasimadda iyo Xildhibaan Sheekh Kucaddeeye ayaa duray hadalladooda ku aaddan wax u qabashada bulshada.

Waxa uu ku dooday in maayarku markii uu shaqada qabtay u muuqdo in hawluhu noqdeen si ka duwan sidii uu moodayay halka uu Xildhibaanka ku eedeeyay difaacidda Coldoon iyo in uu shaadhka Sheekhnimada siyaasad dhex marinayo.