Waxaynu ubahanahay Somaliland Lawada leeyahay

0
346

W/Q Maxamed Faarax Cabdi Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga WADDANI

Waxaynu ubahanahay Somaliland
Lawada leeyahay Somaliland qurux badan oo laga wada muuqdo

Madaxwaynaha masuuliyadu kasaarnayd Waynu aragnaa cadaladiisa iyo sida uu wax uqaybiyay.

Bal ila eega

1 madaxwaynaha qaranka
2 gudomiyaha maxkamada sare
3 wasiirka maliyada
4 wasiirka arimaha gudaha
5 wasiirka arimaha dibada
6 wasiirka cadaalada
7 wasiirka caafimaadka
8 wasiirka biyaha
9 wasiirka waxbarashada
10 wasiirka xanaanada xoolaha
11 wasiirka diinta iyo awqaafta
Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta
12 xeer ilaaliyaha guud
13 garyaqaanka qaranka
14 hanti dhawrahan qaranka
15 taliyaha ciidanka qaranka
16 taliyaha booliiska
17 taliyaha laanta socdaalka
18 taliyaha sirdoonka qaranka
19 gudomiyaha bangiga dhex
20 gudoomiyaha hayada shaqaalaha
21 maxadka tababarka shaqaalaha
22 taliyaha madaxtooyada
23 maareeyaha dakadaha somaliland
24 gudoomiyaha guurtida

Macanaha iyo dhadhanka ay samaynayso
Maxaa loo bixinayaa