Wefti ka socda Itoobiya Oo Hargeysa Soo Gaadhay

0
292

Wefti uu hoggaaminayo Wasiirru dawlaha Arrimaha siyaasadda ee Wasaaradda Arrimha dibadda Itoobiya Mr Ridwaan Xuseen ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Waxa weftiga madaarka ku soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibadda.
Ujeedada Wefti Ka Socda Kenya U Joogo Somaliland
Weftigan ayaa imanaya xilli maalmihii u dambeeyay mucaaradku ku dhalliilay madaxweyne Biixi in xilli gobolka isbedel weyni ka socdo Somaliland tahay bilaa wasiir arrimo dibadeed islamarkaana aanay saamayn ku lahayn arrimaha gobolka ka socda.

May be an image of 2 people, people standing and outdoorsMay be an image of 1 person and standingMay be an image of 3 people, people sitting, suit and indoor