Xisbiyada Qaranku Doorasho ma geli Karan muddada ay liisanka Haystaan wax ka danbeeya

0
875

Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, Marka uu dhamaado wakhtiga ay Liisanka Xisbinimo haystaan, looma kordin doono, ma geli doonaan doorashooyinka madaxtooyada, Wakiilada Iyo Deegaanka.

Xisbiyadu wakhtigoodu dhammaado, waxay gelayaan Doorasho toos ah oo Urruro siyaasaddeed oo la diiwaan geliyey lagu soo dooranayo.

Lifaaqa iyo wax ka baddelka xeerkan oo maanta muddanayaasha laga horjeediyay ayaa berri doodiisa loo balamay.