Ex Wasiir Shucayb Oo Cunto Joojin Sameeyay

0
579

Shucayb Maxamed Muuse maayarkii hore ee Gabiley wasiirna ka soo noqday xukuumaddii Siilaanyo oo muddo ku xidhan Hargeysa ayaa cuntada joojiyay sida uu sheegay walaalkii Axmed Maxamed Muuse.

Waxa uu sheegay in uu muddo saddex maalmood ah aanu cunto cunin sidoo kalena xanuunsanayo oo xaaladdiisu culustay.

Shucayb oo ah musharrax Xisbiga UCID uga sharraxan baarlamaanka ayaa la xidhay.