Joe Biden Oo Kordhiyay Cunoqabataynta Somalia

0
478

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay dikreeto uu muddo sannad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay Somalia. Cunaqateyntan oo loo soo rogay xaaladda amni ee Somalia ka jirta darteed, waxaa hore u ansixiyay madaxweynayaashii Biden ka horreeyey ee Barack Obama iyo Donald Trump.

Halkan ka dhegayso warbixinta go’aankam