Eretria iyo Dagaalka Waqooyi. 

0
483
An Eritrean soldier carries his rifle and teapot as the Eritrean army begins to pull out from the frontline near Senafe on February 17, 2001. Both Eritrean and Ethiopian forces are pulling back from frontline positions to create a 25km wide, temporary security zone. This will be controlled by 4000 UN peacekeepers while the disputed border between Eritrea and Ethiopia is demarcated by an international border commission. The establishment of the buffer zone is an important step in bringing an end to the war fought by Eritrea and Ethiopia from May 1998 until June 2000. CLH/ - RTREGTW
Eretria iyo Dagaalka Waqooyi.
Asmara(CS)- Mareykanka ayaa sheegay inuu rumeysan ahay in Ciidamada Milatariga ee Eratariya ay ka gudbeen Xuduudka si ay u Taageeraan Ciidamada Milatariga Itoobiya ee Dagaalka kula jirey Ciidamada Kooxda TPLF.
Dublomaasiyiin iyo Ilo Ammni ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Reuters in Cadeynta ku lug lahaanshiyaha Ciidamada Eriteriya ee dagaalka Itoobiya laga keenay xogo laga helay Sawiro ay qaadeen Dayax Gacmeedyada iyo Xogo laga helay Isgaadhsiin dhexda laga qabtey.
Hase ahaatee Wasiirka Arimaha Dibada ee Eritrea, Osman Saleh Mohammed oo ay la Xidhiidhay Reuters ayaa beeniyay iney ku lug lahaayeen dagaalka wuxuuna intaasi ku darey inuu warkaasi dacaayad yahay.
W/Q Shardiid Macalin