Xildhibaanada Golaha wakiilada oo imika u Fadhiya ansixinta 2 xubnood Guddida Doorashooyinka Qaranka

0
400

Xildhinaada al golaha wakiiladda Somaliland, ayaa  saakau la filyaa inay ucodeynaya labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridku u soo xusheen guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Hada waxaa bilaabantay in xildhibaanadu mid mid uga  soo xaadiraan fadhiga golaha, inkasta oo aanu kooramku weli buuxin.

Waxaana ka filayaa in labadii xubnood ee cusba ee guddida doorashooyinka ka mid niwomayay ay xildhibaanada soo hor fadhiistaan si codka kalsoonida loogu qaado.