Somaliland : Imtixaan 10-maddo iyo Hal maalina oo saaka loo Fadhiistay

0
401

Tiro ku dhaw 11,000 kun, oo arday ayaa saaka ufadhiistay imtixaanaadka dugsiyada sare ee Somaliland.

Maanta ayuu daah furmay imtixaanaadku isla maantana waa lasoo afmeerayaa.
Safmarka COVID’19 awgii.

Laba boqol oo goobood ayuu si rasmiya imtixaanku uga furmay gobolada Somaliland.

Degmada Taleex ee gobolka Sool, ayaa saaka ku cusba goobaha imtixaanka saaka laga dashfuray, waana markii u horaysay ee imtixasnka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee Somaliland.

Ardayda sannadkan u fadhiisanaysa oo ku kooban Ardayda fasallada 4-aad ee dugsiyada sare ayàa raacaya hab-raacyo loo dejiyey oo lagaga hor-tagayo xanuunka Covid_19.

 

Ardayda Imtixaanka u fadhiistay ayaa waxa mid walba afka ku xidhay Af-saab, si looga taxadaro xanuunka covid_19 oo Somaliland ka jira.