Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa taageerayaasha xisbiga Waddani  ee gobalka Maroodi Jeex ugu baaqay in beri 8 subaxnimo ay iskugu yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa loo faro  fariimo mihiin ah oo uu sheegay in dalkan lagu bad baadinaayo