Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta Gaadhay Dalka Guinea-Conakary

0
394

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta gaadhay dalka Guinea-Conakary, waxaana garoonka diyaaraddaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalkaasi Alpha Conde.