Somaliland: Maxaad Ka Taqaanaa Mushahaarka Madaxweynaha, Ku Xigeenkiisa Iyo Gollahiisa Wasiirrada?

0
449

Madaxwaynaha somaliland $11375
Sanadki..$136500
Madaxwayne ku xigeenka $ 8125
Sanadkii. $97500
Wasiirka $ 2350
54 wasiir bishi $ 133950
Sanadkii. 1607400 $
164 xildhibaan labada gole 2354$
Bilkasta. $ 386056
Sanadkii 223nin ayaa uxaadira 4632672$
Marka laga tago agasimayaasha xusbiyada siyaasada madax dhaqameedka shaqala dawlada ee sare madaxda ciidamada.

Halka kuwa danyarta ah sanadkii ayna qaar Helin 100$ wada socda
taasi waa astaan muujinaysa in dalkan uu u afduuban yahay dhiqsiyaad soo xoogsi tegay
Ma lihin hal warshad Hal beer iyo hal shay oo dawladu ka taageerto Bulshada
Mana muuqado nidaam horumarineed oo dawladu doonayso in lagaga boxo horumar la aanta iyo nidaam dhaqale loogu abuurayo dalka
Uma baahin madaxwayne umana baahnin Wasiiro umana baahnin xildhibaano lkn waxaan ubaahanahay kuwo wadankan donaya inay wadankan kabedelaan.

Somaliland ahaan waxaan aaminsanahay in ayna kusoconayn jihada ayku socoto maanta ee ah soo shaqo taga lkn waxay ubaahanthy dad damiirku nool yahay cafimad qaba allena ka cabsanaya!!

Qore Sadaam S Mire