Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka Hadley mooshinkii ay saaka golaha wakiilada Somaliland ay laaleen ee ku saabsanaa doorashooyinka

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ka go,aan gaadhista mooshinkaasi  uu  yahay mid u yaalay golaha isla markaana ay go,aanka golaha  mar walba soo dhaweynayaan ka xisbi ahaan

Sidoo kale xisbiga Kulmiye ayaa cadeeyey in kominshanku noqon doono 7 xubnood mar hadii ay baarlamaanku diideen mooshinkii 9 ka xubnood lagaga dhigaayey