Dahabshiil Oo Lacag Ku Wareejisay Dawladda Hoose Ee Caynaba

0
793
Ganacsatada Somaliland oo Lacag dhan $1,035,000 ugu Deeqday Gudidda Abaaraha Kulan Ku dhexmaray Madaxtooyadda JSL
Ganacsade Maxamed Siciid Dahabshiil oo Gudida ugu yaboohay $200,000 oo Dollar
Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maamulka dawladda hoose ee magaalada Caynaba ku wareejisay lacag deeq ah oo dib loogu dhisay xarunta dawladda hoose oo roobabkii Gu’gu waxyeello u gaysteen.