Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa baxsad kaga soo maqan gobolkaasi, tan iyo markii degaanka Yagoori lagu dilay laba sarkaal oo reer Awdal ah, sida uu sheegay xildhibaan Cabdi Cismaan Dhagowayne oo ka tirsan golaha degaanka Boorama