Muj Cali Curi oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey madaxweynaha Somaliland waxaana uu ugu baaqay madaxweynaha in uu cafiyo oo uu sii daayo dhalinyaro 10 ka badan oo ka soo jeeda xafada Axmed Dhagax oo xidhan .