Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday sida la sheegay dagaal ciidanka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland ku dhex-maray degaanka Dhamala-cagare oo ka tirsan degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag,