Wasiirka Ganacsiga Somaliland ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in xukuumada  madaxweyne Biixi ay dalka iyadu keeni doonto dhamaan shidaalka dalka soo gala , kaas oo tayadiisu ka fiican tahay  shidaalka hada ay ganacsatadu keento