Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada JSL ayaa go’aan ka soo saaray xadhiga dhawaan lagula kacay Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiillada oo dhawaan ciidanka Boolisku xabsiga u taxaabeen, sidaasi awgeedna ilaa hadda ku xidhan Xarunta C.I.D ee magaalada Hargeysa.

haddaba, Go’aanka Guddida Joogtada ah oo qoraal ah oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay Wargeyska Himilo ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

HALKAN KA AKHRISO