Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag uga hadley arimo ay ka mid yahiin miciishada oo kor u kacday , xaalada cisbitalka Weyne ee Hargeysa iyo dadweyne cabasho ka muujiyey madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku eedeyen in uu dhul xoog kaga qaaday