Dil Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargeysa .

0
789

Alleh ha u naxariistee waxaa maanta  Degmada Axmed dhagax gaar ahaan xafada Sinay ee magaalada Hargeysa lagu dilay marxuum Lagu magacaabi Jiray Mahad Sool Ducaale

Marxuumka ayaa waxaa dilay nin ay heyb yahiin isla markaana la sheegay In yahay Askari Ka Tirsan Ciidanka RRu-da Somaliland , waxaana uu dilay kadib markii uu rasaas Ku furay .

Ninka wax dilay waxaa lay sheegay in ilaa hada aan gacanta lagu dhigin

Alleh Ha U Naxariisto Marxuumka La Dilay