Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’an tahay ka midho dhalinta wada hadallada Somaliland, islamarkaana uu diyaar u yahay ka garaabidda arrimaha Somaliland gooni isugu taagtay.

Madaxweyne Farmaajo oo baarlamaanka Soomaaliya u jeediyay khudbad ayaa sheegay in aanay ka maarmin Somaliland