Muj Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu si adag ugu jawaabey hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo waxaana uu shuruud uu ku xidhay Mujaahidku wada hadalka Somaliya iyo Somaliland