SIyaasi Cabdi Casiis Maxamed Samaale oo ka hadlaayey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu talooyin culus u soo jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa

Siyaasi Samaale ayaa waxaa uu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu dib ugu noqdo golihiisa xukuumada isla markaana uu madaxweynuhu ku dadaalo cadaalada