Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Afduubtay Shirweyne Ay Hargeysa Ay Ku Qabsadeen Haweenka Somaliland

0
823

Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Xukuumaddu Afduubtay shirweyne ay Hargeysa ay ku qabsadeen Haweenka Somaliland.

Xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi, oo shirka ka qayb-galay laakiin aan hadal ka jeedin ayaa dhaliilay hannaanka shirka loo qabtay,