Dr.Cumar Shucayb Oo Noqday Wasiirkii Ugu Horeyay Ee Waxqabad Kusoo Bandhiga Xaflada Xil Wareejinta

0
1466

Wasiirada Ganacsiga, Iyo Warshadaha, Iyo Dalxiiska, Oo Si Rasmiya Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub Mudane Maxamed Xasan Sacad(Saajin) ugu horeyn gudoomiyaha rugta ganacsiga ayaa kawaramay Xidhiidhka Wada Shaqayneed Ee Wasaarada Isago Ku Amaanay Wasiirkii Hore Wasarada Ganacasiga Wada Shaqayntii Wanaagsanayd Ee Dhex Martay Intii U Xilka Hayey, wasiiru dawlaha ganacsiga ayaa Madaxweynihii Hore Ku Bogaadiyey Xilalkii Kala Duwana Ee U Ka Soo Qabtay Intii U Ka Tirsana Xukumada, Waxaana Sido Kale Hadal Qaatay Wasiirkii Hore Wasaarada Ganacsiga Mudane Cumar Shacyb Maxamed Oo Ka Waramaya Waxqabadkii intii U Joogay Wasaarada Isago Ku Soo Ururiyey Buug Wasiirkii Hore Ganacsiga Iyo Maal Gashiga Ayaa Noqonaya Wasiirkii Ugu Horeeyay Ee Xukuumadii Hore Madaxweyne Siilanyo Kusoo Bandhiga Buug Ka Hadlay Wax Qabadkii Wasaradaa Mudadii Koobnayd Ee Uu Joogay Waxana Dr.Cumar shucab Lagu Bogaadiyay Horumarka Iyo Tariikhda Qoran Ee Uu Kusoo Bandhigay Halkaasi Waa Markii Ugu Horaysay Ee Wasiir xukumada Somaliland Wax Qabadkiisa Kusoo Bandhigo Buug .Waxaa Sido Kale Ka Hadlay Munasibada Wasiirkii Hore Warshadaha Mudane shucayb Ayaa  Ka War Bixiyey Waxqabadkii U Qabsoomay Intii U Joogay wasaarada Warshadaha.Waxaa Sido kale Ka Hadlay Wasiirkii Hore Dalxiis Mudane Khadar Oo Fah Faahina Ka Bixiyey Ahmiyada Qaranka Ugu Fadhido Wasaarada Dalxiiska Ilaahayna Uga baryay Wasiirka In Xilka ilaahay U Fududeeyo

 Ugu Danbayn Waxaa Ka Hadlay Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Balana Ku Qaaday Inuu Kor U Qaadi Doono Waaxda Dalxiiska Si Dalka Dakhli U Soo Galo Waxaanu u Mahadnaqay Masuulyiinta Xilka Kala Wareegay