Deg Deg: Khadar Bohoshe Oo Ka Dhex Hilaacay Xisbiga Kulmiye

0
1150

Deg Deg: Khadar Bohoshe Oo Ka Dhex Hilaacay Xisbiga Kulmiye

Tagèrayaasha ururka hiil qaran oo hogaamiye uyahay khadar xuseen cali bohosha ayaa xalay ku biiray xisbiga wadani xafladan oo kasoo qeyb galay mayorka caasimada soltelco ayaa lagu qabtay hotel maan soor magalada hargaysa waxana halkaasi lagu muujiyay tageeerada loo hayo xisbiga kulmiye