Wacdarihii Allaybaday Iyo Taageeraha Ay U Muujiyeen Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka Khudbadi Food Cadde

0
1038

Iyada Oo Somaliland Gabi Ahanba Ka Bilawday Ololahii Axsaabta Qaranka Somaliland Aya waxa Maanta Si Toos ah Loo Gudo Galay Maalinti Saddexad Oo Uu Laha Xisbiga Rajada Shacabka Somaliland

Xisbiga Mucaaridka ah Ee Somaliland aya waxa u Manata Ka Hilaacay Guud ahanba Dalka Oo Dhan Iyada OO Degmada Allaybaday Noqotay Degmooyinka Sida weyn Loga Cisaayo Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani

Xogahayaha Beerah EE Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Daaud Xuseen Jaamaca Iyo Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah Ee Lanta Nourt Amerika Mr Mukhtaar Mure Warsame  Iyo Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Deeganka Oo Ay Ka Mid Yihiin Maxamuud Aw Cabdi Iyo Nimco Maxamuud

Xoghayaha Beeraha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Daaud Xuseen Jamac Oo Si Balaadhan Uga Hadlay Wax la,anta Ay Degmada Allaybaday Ka Taagan Tahay xukuumadda Siilaano Waxanu Ku Biaabay

Ugu Horeynba isaga Oo U Mahad naqay Bulsshada sida Diiran Ugu Soo Dhaweysay Degmada Allaybaday Iyo Guud Ahanba Taageerayaashe Xisbiga Waddani Meel Kasto ay Joogan

Daaud Oo Sheegay In ay Allaybaday Ka Sii Dartay Bartay Maraysay Hormarkii ay Kaga Tagtay Xukuumadi Udub Ee U Gadhwadeenka Ka Ah Daahir Rayale Kaahin

Reer Allaybadayow Waxa Ina Soo Maray Todaba Sanno Oo Cadaab Ah Oo Abaaro Ba,ani ina Soo Maran Waxa Inu Qabto Daayah Waxanu ka Faaidnay Oo kaliyah Qabyaalada kala Dilka Waxanu ina Baray Musuq Maasuqa iyo Tuugnimada Iyo Dhaca Xisbiga Intaa Ina Baray Ma U Coodayna Misa weynu Ka Joogna

Daaud Xuseen Jaamac Oo Kabaha La Dul-Maray Guud Ahanba Xukuumadda Iyo Xisbul Xaakimka Talada Dalka Haye Ee Kulmiye Ma U Codeynah Ragi Cunay Dekedi Berbera Shacabow Ma U Codayna Ragi Cunay Haamihi Keydka Shidaalka Dekedda Berbera

maanta waxa aynu ku jirnaa Dariiqi Aynu kaga Bixi Lahayn Qabyaalada Iyo Waxqabad La,anta Xukuumada ee aynu ku gaadhaynu Hormarka

Daauud Xuseen Jaamac Mr Food Cadde aya waxa u sido kale Xasuusiyey Dadka Ku Nool Deeganka allaybaday wax qabadkiisi iyo Dagaalki ay ku qaatay Xukuumado ee u kaga Tagay

Sido kale waxa u sheegay Daaud Xuseen Jamac inanay ka helin Doorkii waxqabad ee Xukuumadda Xukulmiye ay ka Filyeen Reer Allaybaday ahan Oo Aan Wadadi Loo Dhisin Lagana Cunay Wixi ay Xaq U Lahayeen Gud ahanba Degmada Allaybaday

Allaybay Waxa ay Maanta U Baahntay Waa Is Bedel Doon Is Bedelkuna Waxa U Yeela Waa Waddani Kulmiyana Waxa Yelah Waa Qabyaalada Iyo Qurun Iyo Boobka Hantida Umada

Sido kale waxa u ka sheekayey Dhibaatooyinki ay xukuumada Kulmiye Dabooli Kari Weyday Ee Ay Ka Mid ahyeen Daada Soo Rogmaday Oo Aanay

Daauud Xuseen Jmaac aya Ugu Danbaynti Dar-Daaran Culus U jeediyey Shacabka Ku Dhaqan Degmada Allaybaday Ee Is Bedel Doonka ah Oo U shheegay Inay Gacantooda Ku Aarsan Doonan Reer Allaybaday Oo U Codayn Doonan Xisbiga Waddani

Sido Kale Shacabka Reer Allaybaday aya waxa ka muuqday Is Bedel Doon Sida jeeganta Roobka Ugu Qaban Xisbiga Rajada Shacabka Ee Hano Qaaday Ee waddani

Iyaga Oo Shacabku ku Dhaweeqayey Erayo Xamaasa Leh oo ay ku Amanyeen Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani