US: Maamulaha Guud Ee Dahabshiil Group oo Iftiimiyey Shir Hoggaamiyayaasha Maaliyaddu Isugu Yimaadeen Washington DC.

0
1345

Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshil Group Mudane Cabdirashid Maxamed Siciid  iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir caalamiya  oo todobaad kan lagu soo gabagabeeyey Magaalada Washington DC.

Shirkaas oo ay ka qayb galayeen Xubnaha ama Wasiiradaha Maaliyada oo ka kala socday Dawladaha dunida,  iyo waliba kuwa ka socday Bangiyada iyo waliba Ganacsato. shirkaas oo ay soo qaban qaabiyeen Baanka aduunka iyo Hay’ada Lacagta aduunka ( IMF).

Daadkii ka qeybgalay shirarkaasi waxaa ka mid ahaa Cabdirashiid Dahabshiil, maamullaha guud ee shirkaddaha Dahabshiil Group.

Magaalada Washington aya waxa Lagu soo Gabo Gabeeyey Shir ay ka qayb Galayeen Wasiirada Maaliyadaha Iyo Ganacsatada World Bank, Sua,l laga waydiiyey Cabdirashiid aya waxa u wariyihi waydiiyey shirka dhawrka cisho ka socday Goobtasi iyo waxa u ku soo dhamaday

Cabdirashiid Dahabshiil Oo Ka Hadlay aya waxa u Yidhi shirkani waxa u aha shir weyn oo caalami ah oo ay soo qaban qaabiyen Ha,adaha Bankiga Aduunka iyo hay’adda IMF  Waxana ka soo qayb Galay shirkan Dawkado Bada Iyo Shirkado Xaga Shirkadaha waxa Aanu Ka Socanay Dahabshiil Group la isku Yidha Iyo Shirkada Somtel Iyo Edahab Iyo Bankiga Iyo Shirkada Lacagta Xawisha

Dahabshiil ahan anagu waxanu ka qayb Qaadanay Lacagaha Aduunka Laga Diro Iyo Wixii Hormarka La Xidhiidha

Aya waxa la siiyey dadkii aqoonta u laha inay aqoontooda iyo xirfadooda ku soo bandhigaan barta

Su,al u waydiiyey wariye Cabdicasiis aya waxa u ku Yidhi maxaad idinku Dahabshiil ahan Soo Bandhigtaan oo aad ka Hadashaan ee la isinka Dhagaystay Dadki Shirka Ka Soo Qayb Galay

Cabdirashiid Dahabshiil Waxanu ku soo Bandhinay Hadaanu Nahay Shirkada Dahabshiil Group Shaqooyinka Aanu Caalamka Ka Haynu amaba Wadamada Soo Kurayah Afrikaba Ha Noqotah, Saad La Socotidnah waxanu ka shaqayna Wadamo Badan Oo Afrikaa u badan

Marka Muhiimada Iyo Shaqooyinka Aanu Afrika ka haynu oo kala Dowan Ha Noqoto Shaqa Abuurida ama lacag Dirida Amaba Hormarka Ay Ka Qayb Qaadato Ama Ha Noqoto Arrimaha Samo Falka ah Ee Doorka Dahabshiil aanu ka qayb Qaadano Dhibaatooyinka Jira

Marka Waxa ay u arkayeen Inay Maqalaan Dadka Ganacsatada ah Afkaartooda Waayo inta Badan Dowlado uunba Shirarka Ka Hadla

Wariye Cabdicasiis Oo Su,al ka la waydiiyey aya waxa u U Dhigay Sidan Dhinaca Arrimaha Xawilaadaha Maadama aad idinku Dahabshiil Aahn Tihiin Shirkadaha Xawilaadaha Dad Badan Oo Qurbaha Dagani Waxay Dhibaato Ku Qabaan Bankiyadi La Macaami li Laha ?? Bal Dahabshiil Ahan rinta Nala Wadeeg

Cabdirashiid Dahabshiil Horta Lacagaha Aduunka Laga Istic Maalo world Bank Qaanun ayu ka soo saaray Oo U shirka Ku Soo Bandhigay

Waxanu World banku ku qiyaasay Lacagaha Aduunka Laga Diro 450 militon ayay maraysa ayu Yidhi oo ah aduunka oo idil maalaha loo kala Dirro Iyada oo ay ugu Badan Yihiin Wadamo Badan Oo Afrika ah Iyo Kowa Badan oo ah Ashia Iyo Amaricba Ah

Dadka Lacagahaa Badan Ee Aduunka Laga Dirayo Bankiyada Aduunko Sababo Badan Ayey U Eegan Mar waxay ka Egan Tartan Marna Faaido Badan oo ay ka helan marna waxay ka Cabbsi qaban Risk ay halan oo khatar ku keeni kara Sida wadamada qaar oo la qanaaxi karo waayo Bankiyo La Qanaaxayba Jire

Sida nort amerika Oo Kala oo qanaxaday Bankiyo Badan qanaaxay iyada oo loo qanaxayo Lacagaah Badan Ee Ka Baxaye Dalka ay shirkadaha oo dhami Dirayeen ay qaar Qaldaan oo meel qalad ah ku xawilan

Iayada oo taasi keentay inay wadamada Qaar sameysay Warbixintan u world Bank Soo Saaray Waxanay sameynaysa Wadamada Dhaqaalaha Yar Amaba Baahan aad ayey u sameynaysa

Sido kala waxa u world Bank sheegay in kharashka Ama Lacagaha Ku Baxayey iyada oo ay culus saaran shirkadihii ka shaqaynyey Wada Mada Qaar Markas Arintaasina waxay ka mid ahayd inti shirka lagu soo qaatay

Wariye Cabdicasiis oo su,al kala ka waydiiyey aya wax u dhigay sidan waad tahay Dhinaca Somaliya markaynu Ego Abaaro aya ka jira Maxad Noga sheegi Karta? Sameyn inta lag ayey ku keni karta abaarto ?

Cabdirashiid Dahabshiil Runti Waad Garan karta wadan ay abaari ka jirto waxa ay Taabanaysa Jabkiisa iyo dhaqaalihiisaba Sido kale Caafimaadkooda ayey Taabanaysa Dhaqaalihi ay lahayee ayey sido kala baabinaysa

Lakin sa hada Roob aya ka Da,ay meelaha qaar balse mudo ayey qaadanaysa in abaarahaasi khasaarihi ay geystaan laga soo kabto

Waad Ogayad shirkada IC Yok lacag ila 1 Bilton oo dooller ah aya dhalinyaro iska ururisay iyo ganacsato Anaguna Hadanu Dahabshiil Nahay aanu u fududaynay Dadki Adeega Edaha oo aanu Dadki Abaaro sameysay isla markiiba Ay Gaadho allah ayana nala garab galay oo waanu ku  guulaysanay waananu jecel anahay mar walba Cidi dadkoda cawinaysa

Cid ina dhageysanaysa Haday Ha,ado tahay haday tahay Dad Ganacsto ah inay mar walba cawiyeen Dadka Abaarto sameysay

Takulayntona dhawr nooc ayey u kala baxaysa in loo sameyo waxyaabo ay ku ganacsadaan oo loo sameyo shaqo abuuris OO farsamo cusub loo sameeyo tecnology loo abuuro Wixi waxa u tarayah dadka Miyiga ku nool in laga kaalmeeyo

Qofkii aqoon u laha ama dalka jooga amba dibada inay ka cawiyeen wixi ay u qaban karyen

Wariye Cabdicasiis Ugu Danbeynti Maxaaad ku qiimeyn karta Heerka Dhaqaalaha Somaliya ??

Cabdirashiid Dahabshiil Soomaalido meel ay jooganba waad ogtahay oo waad dad laga shaqaysan kro oo lagu faano Waana maalaha Aduunka Lagu Aamano oo ay Aduunko inagu amanan Oo Wadankeeno kaliyah maaha wada-Mada Jeerka ah Dhaqaala xoogana yey ka qatan iyada oo si xogaystana aadbay u fiicantahay

Waxana u arka in loo bahanyay warshado iyo wixi kobcinayah dhaqaalaha Dadka iyo dalka in la keeno Dalka