Wafti uu hogaaminaayo Wasiirudawlaha Wasaarada Biyaha C/qaadir Dhagaweyne oo ka socda Xisbiga Kulmiye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyaya Degmada Bali Mataan iyo Deegaamada Hoosyimaada, halkaas oo ay dhamaan xafiisyada xisbiga ka soo wada fureen