Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa wuxuu u jeediyay boqolaal ruux iyo Xildhibaano ku soo biiray Xisbiga WADDANI. Hoos ka DAAWO.