Deg Deg: Fanaanada Yurub Geenyo Oo Lagu Xidhay Hada Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Iyo Sababaha Loo Xidhay Cajiib

0
1651
yurub geenyo
yurub geenyo

Fanaanada Yurub Geenyo Oo Lagu Xidhay Hada Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Iyo Sababaha Loo Xidhay Cajiib

Ilo Xoggaal ah oo lagu kalsoon yahay aya waxa au sheegayan in fanaanada caanka ah Ee Yurub Cabdi Maxamuud Yurub Grrnyo oo cafis guud ka heshay xukuumadda Siilaanyo oo u soo kacaysay Dhanka Iyo Hubalada Gayiga Ee Somaliland isla Maanta Aya waxa La Sheegay In Lagu Xidhay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cade

Waxana La Sheegay inay Fanaanadani ku Guursatay Magaalada Xamar oo ay xaajigagu aanu u ogalan inay Tagto Somaliland , Waxana la sheegay inay Fanaanadu saaka subixi hore ka soo kacaysay dhanka iyo magaalada muqdisho

Iyada oo u soo kicitamaysay dhanka Iyo Caasimada Ay Ku Soo Shaaca Baxday ee Magaalada Hargeysa

Hadaba Warar Naga soo gaadhaye Dhanka Iyo Caasimada Muqdisho aya waxa ay xaqiijiyeen in lagu dhex xidhay iyada oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde U Xidhay xajigaaga Cusub Ee Cabdifataax Yare Ay Xamar ku Guursatay