Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ayaa Manta Xadhiga Ka jaray Laamaha Baanka Casriga ah ee Dahabshiil Banka International iyo dhismaha Cusub ee Damal Hotel & Restaurant Berbera oo uu hirgeliyey Mulkiilaha Shirkaddaha Dahabshiil Group ee Maxamed Siciid Ducaale.

Madaxweyne kuxigeenka oo ay safarkiisan ku wahalinyaan Xubno wasiiro ah oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo madaxda goblka saaxil ee Heer Gobal iyo heer Dagmo aya waxa ay socdaal ku soo maraan qaybaha casriga ah ee u ka kooban yahay Huteelkan Damal iyo Banka Dahabshiil Ee Magaalada Berbera ee maanta xadhiga laga jaray waxana sido kala warbixin ka siiyey Weftigan Madaxweyne kuxigeenka u hoggaminayey Mid ka mid ah saraakisha Sare Ee Shirkada Dahabshiil

Sido kala furitaanka ka dib madaxweyne ku xigeenka iyo weftigiiso waxa ay ka qayb galeen Munaasibad lagu daah furay huteelka Iyo Banka Dahashiil Ee Magaalada Berbera oo ka dhacday mid ka mid ah Hoolasha Oo Ka Kooban Yahay Huteelku

Sido kala waxa ka soo qayb galay oo ku wahalinyey Weftiga Madaxweyne Ku Xigeenka Wasiirka qasrigga madaxtooyadda Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon Iyo Wasiirka Kalomaysiga Iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Mr Cukuse Iyo Wasiirka Ganacsiga Iyo Wasiirka Caafimaadka Mr xaglo Toosiye Iyo Wasiirka Dalxiiska Iyo Wasiirka Ciyaaraha Iyo Taliyaha Ciidamada Badda Iyo Taliyaha Ciidanka Dab-Damiska Somaliland

Sido kala saraakiil kala dowan oo ka kala socotay Ha,adaha Laamaha dawlada iyo masuuliyiinta Gobalka Iyo Degmadaba Iuo Salaadiin iyo cuqaal iyo wax-garadka iyo qaybaha kala dowan ee bulshada Iyo Sido kala Shaqaalaha Shirkada Dahabshiil

Waxana ogu horeyn Goobta Hadal ka soo jeediyey Xasan Cabdi Cawad oo ah saraakiisha Sare ee Shirkada Dahabshiil Iyo Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Maxamed siciid Ducaale Dahabshiil oo ka waramay ujeedad maalgashiga dhismahan casriga ah ee ay ka hir galiyeen magaalada berbera iyo sido kala banka iyo hutaalka ay maanta si rasmi ah xadhiga looga jara waxana masuuliyiintaasi hadaladoodi ka mid ah

Halkan waxa aynu ka furayna Laba qorsha oo kala ah huteelkan Damal La Yidha Iyo Banka Dahabshiil ee magaalada berbera hadaan kala qaado sida aad ogtihiin banko waa qayb aanu ka furnay magaalada berbera isaga oo ayaamo ama bilo shaqaynaayey aya u maanta si rasmi ah u furmay

laakiin maalaha kala wuu ka shaqaynayey oo waad ogtihiin Somaliland Iyo Somalia Intaana waan iidin sheegaye marka marka aan dib iidin ku soo laabto waxan diin sameyn doona Maal Galin Reer Somaliland Iyo Reer Somaliyaba Hagu Banaato Reer Hargeysi waa ilaahay mahadii hadii la eego Daaraha Quruxda Badan Ee Muraayadaha Lagu Xardhay wax maal galisay shirkadda Dahabshiil,

Berberana waxaanu ka filaynaa Ianay shanta sanadood ee soo socota ay muraayada yelato oo wadooyinkaado Hilaacan wananu ku talo jirnaa Dahabshiil ahan ilahay Hadu nala Qabto

Ninka baayac mushtarigg ah kama maarmo inkasto oo u lacaga haysto Hadana Banki kama maarmo

Waxaana sido kala goobta hadalo ka soo jeediyey oo u ducayey Shirkada Dahabshiil Madax-Dhaqmeedka iyo cuqaasha Iyo Gana

Goddoomiuaha Gobalka Saaxil Jamac Yuusuf Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose aya iyagona Hadlo barta ka soo Jeediyey aya waxa ay soo dhaweeyn maalgashiga shirkada dahabshiil Uguna mahad naqay

Sido kala maamulka Dawlada Hoose Ee Berber aya waxa ay ka muujiyeen iyaga oo sidan u dhigay Runtii hadaanu nahay maamulka Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera  Farxad Weyn ayay Notahay inaanu ka qayb qaadano Daahfurka Huteelka Damal Iyo Qaybta Dahabshiil Bank Ee Berbera oo ah Huteelki ugu horeeyey Ee Noocan ah ee Magaalada Laga Furo, Qasab ayay nagu tahay inaanu ka qayb qaadano hormarka Dalka Waana Shaqadayada

Imbadan ayaanu lahayn maamulka Dahashiil Goorma aya la furaya Huteelkan Oo magaalada Bartankiisa laga Furaye waana huteel bilic lagu soo kurdhiyey shaqo abuurna ku soo kurdhiyey  Aad Iyo Aadna Waanu Ugu Mahadnaqayna Ganacsadaha Shirkadda Dahabshiil Group

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Aya aad ugu mahadnaqay shirkadda Dahabshiil Group oo aad u soo dhaweeyey Maalgashiga Shirkada Dahabshiil Group

Wasiir Cukuse Oo Ugu Horay ka hadlaye aya waxa u hambalyo u diray maamulaha shirkada dahabshiil Group iskag oo ku bogaadiyey shaqada wacan ee ay ka qabatay dhulka somaliland

Sid kala wasiirka ganacsiga aya waxa u qiray shirkada kaliyah ee geeska afric ku jirta ianay tahay shirkada Dahabshiil Group shirkadaha kale ee dalka ka jiran intay qabato Dahabshiil maqabtaan Oo Dadka aya u makhaarti ah dadkuna inta badan waxay ku odhanyeen Dahabshiil ayan wax ka qaatay

Sido kala wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Ayaa Isagun ku dheeraday Qudbad u barta ka soo jeediyey oo ku bogaadiyey Shirkadda Dahabshiil Group oo hambalyo Culus u Diray

Md Maxamuud Xaashi Cabdi aya waxa u carabka ku dhoftay Hormarka ay shirkada dahabshiil ka qabatay Dalka Iyo Dunidaba Si gaar ah aynu maanta Huteelkan Ku Soo Kudhay Gobalka Saaxil aynu joogno aad iyo aad ayan ugu mahadnaqaye shirkadda Dahabshiil Group

Waa Loo Baahna Huteelkan Damal Magaalada Berbera kowa kala oo badana waaynu u baahanahay waayo xagani waa marsadi qaranka Somaliland Waana Meesha aynu Doonaynu Inaanu Dunida oo dhan wax u marino

Qaarada afrka in badan oo ka mid ahna waa meesha aynu rabno inanu wax u marino iananu qanacsano iyo meel ay dunido ku soo degto waa inanu waal u tolana Runtii astaan ayay u tahay Huteelkan koritaanka magaalada Berbera inaanu dhinaca wanaagsan u socono ayay astaan u tahay waxaanay tusaale u tahay dhulka berber ee kacay

Ganacsiga Gaarka loolayahay Ee Shirkada Dahabshiil runti u hano qaaday wax badan ayaanay dalka ka qabtaan waxana sababay nabada ay somaliland maanta haysato Dawladnimada iyo xukuumadi kala danbayey hanahka dib u socodka

Sido kala waxa ku soo gunaanaday Munaasibada hadalkii madaxweyne KuXigeenka Somaliland Mr Saylici waxanu ku bilaabay maalinba maalinta ka Danbeysa Sanadba sanadka ka danbaye dhismayaasha ku soo kurdhye dalka oo ah mid loo bahanyahay waana saa aad wada qirtaan maal-Galito qiimaha aya ladahay aynu wada-Garan karno in la soo dhaweeyo

Dalkani maanta waa dal curdin ah mudo djaw iyo 20 sanno ah ayan soo Yab Yabnay meel-wanaagsan ayaan soo gaadhsiinay Nidaam Iyo Kala Danbeyn Iyo Dawladnimo ayanan Dhisanay markastana waxa loo bahanyahay in barta laga sii hana qaado aad iyo aadna waad u mahadsantihiin

waxa kala oo aan iidinku bishaaraynaye warshadii sibidhka oo nagu rafatay oo runti aan odhan karo talo xumo in ka badan 7 Sanadood oo aanu joognay bilaabmmi weyday laakin sa maanta way dhamaatay hawshaasi saa u sheegay maxamed siciid iyadna way bilaabmatay waanay dhismaysa insha allah waana wax inu soo kurdhay Oo Somaliland U Soo Kuradhay Gaar ahaan saaxil u soo kurodhay